بِسْمِ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ ﴿سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ، وَإِنَّا إِلَى رَبِّنَا لَمُنقَلِبُونَ﴾، ((الْحَمْدُ لِلَّهِ، الْحَمْدُ لِلَّهِ، الْحَمْدُ لِلَّهِ، اللَّهُ أَكْبَرُ، اللَّهُ أَكْبَرُ، اللَّهُ أَكْبَرُ، سُبْحَانَكَ اللَّهُمَّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي فَاغْفِرْ لِي؛ فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلاَّ أَنْتَ
Magaca Allaah, mahad oo dhan waa Allaah.Waa nasahan yahay Kan noo adeegsiiyey kan (gaadiidkan),annaguna ma awoodi lahayn taas,Rabbigeennana ayaa loo noqonayaa.Mahad oo dhan waa Allaah,mahad oo dhan waa Allaah,mahad oo dhan waa Allaah, Allaah waa ugu weyn,Allaah waa ugu weyn, Allaah waa ugu weyn.Waad nasahan tahay, Allaahow,hubaal naftayda ayaan dulmiyey, ee i dhaaf,maxaa yeelay hubaal cid dambigadhaafi karta ma jirto adiga mooyee.



