قَالَ جَابرُ بْنُ عَبْدِ اللَّهِ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا: كَانَ رسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يُعَلِّمُنَا الْاسْتِخَارَةَ فِي الْأُمُورِ كُلِّهَا كَمَا يُعَلِّمُنَا السُّورَةَ مِنَ الْقُرْآنِ، يَقُولُ:إِذَا هَمَّ أَحَدُكُمْ بِالْأَمْرِ فَلْيَرْكَعْ رَكْعَتَيْنِ مِنْ غَيْرِ الْفَرِيضَةِ، ثُمَّ لْيَقُلْ: اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْتَخِيرُكَ بِعِلْمِكَ، وَأَسْتَقْدِرُكَ بِقُدْرَتِكَ، وَأَسْأَلُكَ مِنْ فَضْلِكَ العَظِيمِ؛ فَإِنَّكَ تَقْدِرُ وَلاَ أَقْدِرُ، وَتَعْلَمُ وَلاَ أَعْلَمُ، وَأَنْتَ عَلاَّمُ الغُيُوبِ، اللَّهُمَّ إِنْ كُنْتَ تَعْلَمُ أَنَّ هَذَا الأمْرَ - وَيُسَمِّي حَاجَتَهُ - خَيْرٌ لِي فِي دِينِي وَمَعَاشِي وَعَاقِبَةِ أَمْرِي – أَوْ قَالَ: عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ - فَاقْدُرْهُ لِي وَيَسِّرْهُ لِي ثمَّ بَارِكْ لِي فِيهِ، وَإِنْ كُنْتَ تَعْلَمُ أَنَّ هَذَا الْأَمْرَ شَرٌّ لِي فِي دِينِي وَمَعَاشِي وَعَاقِبَةِ أَمْرِي – أَوْ قَالَ: عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ – فَاصْرِفْهُ عَنِّي وَاصْرِفْنِي عَنْهُ وَاقْدُرْ لِيَ الْخَيْرَ حَيْثُ كَانَ، ثُمَّ أَرْضِنِي بِهِ وَمَا نَدِمَ مَنِ اسْتَخَارَ الْخَالِقَ، وَشَاوَرَ الْمَخْلُوقِينَ الْمُؤْمِنِينَ وَتَثَبَّتَ فِي أَمْرِهِ، فَقَدْ قَالَ اللَّه تعالى: ﴿وَشاوِرْهُمْ فِي الْأَمْرِ فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ﴾
Jaabir ibn AAabdullaah ayaa sheegay, wuxuuna yidhi:’Nabigu wuxuu na faraa inaan hanuunweydiisanno arrimahayaga oo dhan,sidii uu nooga barayey cutub ka mid ah Quraanka.Wuxuu odhan jiray ’Haddii mid idinka mid ah arrin dhaqaajinayo,ha tukado laba rakcadood oo nafil ah (laba rakcadood nafilah),kaddibna ha yidhaahdo:‘Allaahow,aqoontaada ayaan kaa talo weydiisanayaa,awooddaadana xoog ayaan kaa weydiisanayaa,fadligaaga weyn ayaan kaa weydiisanayaa,maxaa yeelay adigu waad awooddaa anigana ma awoodo,adiguna waad ogtahay anigana ma ogi,adiguna waxaad tahay Ogaha Ghaybka.Allaahow,haddii aad ogtahay arrinkaan -halkaaswuxuu sheegayaa baahidiisa- inuuii wanaagsan yahay diinteyda,nolosheyda iyo aakhiradayda,ii qaddar oo ii fududee, igu barakeey,haddii aad ogtahay arrinkaan inuu ii xun yahay diinteyda,nolosheyda iyo aakhiradayda,iga leexi oo i ka leexi,ii qaddarna wanaagga meel kasta oo uu joogo,igana dhig mid ku raalli ah.Qofka Abuuraha ka hanuun weydiistaoo la tashada walaalihiis mu’miniinta,kaddibna ku adkaysta go’aankiisa ma khasaaro,maxaa yeelay Allaah wuxuu yidhi:…oo la tasho arrinka.Markaad go’aan gaadho, Allaah ku tawakul…



