يَقُولُ مِثْلَ مَا يَقُولُ المُؤَذِّنُ إِلاَّ فِيحَيَّ عَلَى الصَّلَاةِ وَحَيَّ عَلَى الْفَلَاحِفَيقُولُ:لاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ
‘Waxaa la soo noqnoqdaa wixii muaddinka(kan salaadda u yeedha) yiraahdo,marka laga reebo markuu yiraahdo:Hayya AAalas-salah (iyo) hayya AAalal-falah ‘kaalaya salaadda,kaalaya guusha’, halkaas waxaa la yidhaahdaa:La hawla wala quwwata illa billah.‘Awood iyo xoog majiro Allaah mooyee.’



